DAAWO Wasiir Maajida oo Soo Xirtay Tababar Gudiyada Dib u Meeleynta Shaqalaha Xafiisyada Heer Deegaan

Jigjiga (estvlive) 30/03/2016

DAAO-Video-Muqaal

Tababar uu Soo diyaariyay Xafiiska Adeega Shacabka hormarinta cududa shaqalaha dawlad deegaanka somalida Itoobiya ayna ka soo Qeybgaleen Gudiyada dib u meeleynta shaqaalaha xafiisyada heer deegaan tababarkan ayaa ahaa sidii loo hirgalin lahaa awaamirta qiimeynta darajo siinta shaqada.

Gudiyadan dib u habeynta shaqaalaha heer deegaan ayaa soo xiritaankii shirka waxaa halkasi ka hadashay Wasiirka Adeega Shacabka Hormarinta Cududa Shaqaalaha DDSI Marwo Maajida Maxamed Maxamuud ayaa kula dardaaran tahay xubnahan Gudiyada dib u meeleynta Shaqaalaha DDSI islamarkaana ay ilaaliyaan xogta meeleynta islamarkaana ay waafajiyaan nidaamka cadaalada awaamiirta meeleynta qiimeynta darajo jiinta shaqada.

 

Comments are closed