Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Britain Boris Booqasho kutagi lahaa Moscow Baajiyay

London (estvlive) 09/04/2017

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Britain Boris Johnson ayaa sheegay in Booqasho u qorsheysaneed in uu ku tagi lahaa dalka ruushka ayaa baajiyay.

 

Boris Johnson ayaa sheegay moscow ayaa waxey taageero xoogan siyaan hogaamiyaha dalka suuriya Assad britain waxey garab tagan tahay saaxibadiisa mareykaka talaabooyinka uu qaaday taliska Assad ayaa weerar hubka kiimikada ah ayaa shacabka aan waxba galabsan, ku garaacay ” ayuu yiri Johnson. ka dibna wuxuu u dhigay booqashadii moscow uu ku tagi lahaa.

 

Comments are closed