Brussels (estvlive) 27/04/2017
Waxaa ugu horreyn halkaasi ka hadlay Safiirka Wadamada Belgium Netherlands iyo Luxembourg oo marka la soo gaabiyo la isku yidhaahdo BeNeLux Mudane Teshome Toga oo kula dardaarmay dhamaan gudiga jaaliyaadka ee kulanka lagu martiqaaday gaar ahaan umahad celiyay jaaliyadda DDSI iyo Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi maxamuud cumar uu ku tilmaamay in uu yahay hogaan u tagan markasta sidii shacabkiisa in uu garab istaago isagoo hadalka sii wata ayaa sheegay in uu ka daawaday ESTV madaxweynaha DDSI isagoo dhax lugeyn deegaanada ay abaarta saameysay islamarkaana masuulkasta uu cashir lama ilaawaan ah uu ka qaadanSoo gudbin fatxi macalin
Wariye Madaale Jigjiga Nagala soo xidhiidh xafiiska Warqabadka
Emailkan: estvnews@hotmail.com www.estvlive.com
Comments are closed