Weerarkan waxaa kaloo ku dhaawacmay 23 qof oo ay ku jiraan Saddex askari oo ka tirsan ciidamadda Marayknaka, iyadoo dadka qaarkood oo dhaawacyadoodu culus yihiin la dhigay labo Isbitaal oo ku yaal caasimadda Kabul
“Maydad ay waran wadooyinka, qaarkood waa ciidamadda difaaca qaranka afganistan, hadda booliska ayaa goobta ka shaqaynaya, caasimadana xaalad deg deg ah ayaa la galiyay” sidaa waxaa yiri Abdul xaq oo ahaa goobjooge u waramay telefishanka Al-jazeera
Ma jirto ilaa iyo hadda cid sheegatay inay ka dambeeyay weerarkaasi, hase yeeshee qaraxan wuxuu soo beegmayaa iyadoo kooxda Taalibaan ay ku dhawaaqday in xiligi xagaaga ah ay bilaabayaan weeraro ka dhan ah ciidamada Afganistan iyo xulafadooda reer Galbeedka.
Comments are closed