Natiijada hordhaca ahayd ayaa lagu sheegay in xildhibaan Yuusuf Xasan uu helay 6,000 oo cod, halka xildhibaan hore ee Simon Mbugua uu helay 10,000 oo cod. Taas ayaana keentay in buuq badan ka yimaado natiijada oo dad badan ay aaminsanaayeen in Yuusuf Xasan si sahlan ugu guuleystay.
Waa cod bixiyayaasha oo saf ugu Jira iney ritaan codkooda iskoolka New Eastleigh Primary School xaafada Eastleigh magaalada Nairobi, maalintii doorashada hordhaca ee Jubilee toddobaadkii lasoo dhaafay, oo ay ku loolamayeen musharaxiin tiro badan, oo uu kamid yahay xildhibaan Yuusuf Xasan.
Comments are closed