London (estvlive) 15/05/2017
Xafladdaasi ayaa waxaa kaloo ka soo Qeybgalay dhamaan Jaaliyaddaha Somalida waxaa ugu horreyn ka hadlay gudoomiyaha Jaaliyadda Jubbaland Cabdirashiid Aragsame iyo mas’uuliin kale oo jaaliyadda jubbaland ka tirsan.
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe oo khudbad ka jeediyay
Wuxuu kaloo hadalkiisa ku daray in wanaaga uu ku haray qurbo joogta, balse iyaga uu ku dambeeyo wali qabiilka, wuxuuna tilmaamay in loo baahanyahay in laga gudbo kala qaybsanaanta.
Comments are closed