Saxiixa heshiiska waxaa qalinka ku duugay Wasiirka ganacsiga dowladda shiinaha iyo madaxa hay’adda IOM, wuxuuna ka dhacay Caasimadda Beijing, wuxuuna ahaa shir doceen xilli ay ka qeybgalayeen shirkii socdaalka iyo ganacsiga ee ka qaybgaleen madax sare oo adduunka
Gabagabadii, dowladda shiinaha oo xiriir fog la leh dadka Soomaaliyeed ayaa Safaarad ku leh magaaladda Muqdisho, waxayna kaloo ka mid ah wadamada Ilaaliya badda Soomaaliya, iyadoo dhawaana ciidamada baddu ay saddex burcad-badeed ah ku soo wareejiyeen dowladda Puntland.
Comments are closed