Madaxweyne Cabdi oo maanta u ambabaxay Caasimada dalka Itoobiya Addis

Addisababa (estvlive) 20/05/2017

Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta u ambabaxay magaalada Addisababa xarunta maamulka dalka itoobiya madaxweynaha DDSI ayaa waqtigan xaadirka ah ku sugun magaalada adis halkaasi uu sharar muhiim ah la qaadan doono masuuiyiin ka tirsan dawlada federaalka itoobiya

Ugu dambeyntii socdaalka madaxweynaha ddsi ayaa dib idinka soo gudbin doonaa hadii alle ogalaado

Comments are closed