Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Col, C/fitaax Xaaji Aadan oo ku dhawaaqay xukunka maxkamada ayaa sheegay in dhalinyaradan ayaa ka hor qirteen maxkamadda iney wateen walxahan qarxa ,qorshahooduna ahaa iney qaraxyo ka geystaan qeybo kamid ah magaalada Bosaso.
“maxkamadu markii ay dhagaystay qiraalka eedaysanayaasha, ayna ku qanacday qiraalk ay bixiyeen, Maxkamadu markii ay eegtay shareecada Islaamku waxay ka qabto, Edaysanayaashana lagu soo eedeeyay Baabuurkii qaraxyada Siday ee ciidamadu qabteen” ayuu yiri Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamadda
Magacyadada dhalinyarada ay dilka ku xukuntay maxkamaddu ayaa lagu kala magacaabaa:
Gabagabadii, Bishii Hore ee aynu soo dhaafnay ayaa ciidamadda amniga Puntland waxay gacanta ku dhigeen baabuur siday waxyaabaha Qarxa iyo sha Nin oo la sheegay inay wataan, waxayna taliska booliisku sheegeen in la doonayay in walxan lagu qarxiyo goobo muhiim ah ku yaal Magaaladda Bosaso.
Comments are closed