Gobalka Deyr Al Suur ayaa kamid ah dhulka ay weli gacanta ku heyso kooxda Daacish, waxayna IRAN sheegtay in gantaalada lala beegsaday Taliska Daacish ay ku leeyihiin gobalkaasi.
Macada khasaaraha duqeyntan ama in lagu guuleystay xarunta yoolkoodu ahaa maadaama ay adag tahay in xog madax banaan laga helo dhulka ay ka taliso kooxda Daacish.
Tilaabadan ay IRAN qaaday ayaa dhinaca kale ah mid ay dooneyso inay ku muujiso awoodeeda militari iyo horumarka mashruuceeda gantaalada.
Comments are closed