Ciidamada militariga ee illaalada ka hayey xaruntaasi ayaa kadib toogtay ninka la sheegay inuu watay boorso laga soo buuxiyey waxyaalaha qarxa, kaasi oo sidoo kale xirnaa wax lagu sheegay suunka qarxa. Waxaan weli la shaacin faah faahin xogta ninkaasi weerarka geystay.
Xeer illaaliyaha dowlada Belguim ayaa sheegay in weerarkan uu ahaa mid argagaxiso.
Dalka Belgium ayey ciidamadiisa heegan sare ku jireen tan iyo weeraradii dalkaasi ka dhacay sanadka kahor, waxaana goobaha dadka isugu yimaado iyo xarumaha dowlada weli lagu arkayaa ciidamo badan.
Comments are closed