Xiliga ay labada nin fureen rasaasta waxaa masaajidka ka soo baxay dad ku cibaadeysanayey.
Booliska ayaa u sheegay wargeyska La Provence in dhacdadan aysan ahayn mid argagixiso ee ay ahayd dhalinyaro isu caraysan oo muran ka dhex taagnaa.
Labada nin ee Masaajidka rasaasta ku furay ayaa ku yimid goobta Masjidku ku yaaley gaari nooca yaryar ah, waxaana ay ku hubeysnaayeen Baastooaldo, dadka dhaawacmey ayaa ahaa kuwo ku dhawaa masjidka waxaana kamid ah gabadh yar oo 7 sano jir ah, sida laga soo xiganayo wargeyska La Provence.
Comments are closed