War murtiyeed ka soo baxay shirkii Golaha Amniga Qaranka ee Soomaaliya – 5-10 Luuliyo

Muqdisho (estvlive) 10/07/2017

Qodobada ka soo abxay shirka ayaan ahayn kuwo wax ka beddalaaya masiirka dalka, waxaana markii u horeysey maqaam ku yeeshey golaha Amniga qaranka gobolka banaadir sida lagu sheegay halka guddiyoi ka imaanayaan. Qodobada sida weyn loo filaayey ee ah dhismaha ciidanka ayaa loo saarayaa guddiyo ka kala imaanaya dowlad goboleedyada iyo gobolka banaadir.

 

Comments are closed