Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Masar ayaa ku dhawaaqdey in ay joojisey in dadka Qatar bilaa fiiso ku yimaadaan masar, taas oo daba joogta xayiraada dalalka Khaliijku saareen Qatar.
Go’aanka cusub ee Masar ayaa la sheegay in aanu sameyn ku yeelan doonin ardeyda Qatar u dhalatey ee wax ka barata dalka Masar.
Comments are closed