Warbaahinta dowladda ee MENA, ayaa warisay in laba tareen ay isku dheceen shalay oo jimco aheyd.
Wasiirka gaadiidka dalkaasi Hishma Arafat, ayaa shilkaasi ku tilmaaday khaladaad ka dhacay bin’aadamka sida uu hadalka u dhigay.
Si looga fogaado dhacdooyinka noocaan oo kale ah waaa in aan hormarinaa waddooyinkeena, ayuu yiri.
Dowladda ayaa tacsi u dirtay dhammaan dadkii ku dhintay shilkaasi.
Dhinca kale maamulka Alexandira, ayaa sheegay in wax laga qaban doono hormarinta waddooyinka.
Comments are closed