Wasaaradda arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya ayaa waxey tababar u qabaneysaa 12 Safiiro cusub ee dhawaan loo magacaabay dalal kala duwan.
Afhayeenka wasaaradda Arrimaha dibadda, Meles Alem ayaa warbaahinta u sheegay in tababarka uu yahay mid lagu kobcinayo kartita adeegyada ay u qabanayaan Qurbajoogta Itoobiya ee ku dhaqan dalalka shisheeye.
Tababarkan waxaa la aaminsan yahay in ay gacan weyn ayka geysan doonaan danjirayaashan cusub inay sii ballaadhiyaan goobaha suuqyada ee dhanka dhoofinta suuqgeynta islamarkaana ay soo jiitaan maalgashiga shisheeye ee dalka 12ka safiir ayaa markuu tababarka u soo xirmo u shaqa tagi doono dalal kala duwan. Wariye
madaale Jigjiga fadlan wixii talo ah Xafiiska warqabadka estvnews@hotmail.com
Comments are closed