DAAWO Labada Madaxweyne Oromada Iyo Somalida Ka Wadahadlay Weerarkii Shacabka DDSI Loo Geystay

Addisababa (estvlive) 17/09/2017

Magaalada Addisababa Xarunta Dalka Itoobiya ayaa maanta waxaa kulan ku yeeshay Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo Madaxweynaha dawlada deegaanka Oromada lemma megersa.

Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray Weerarka Shacabka Somalida itoobiya ee ku dhaxnoolaa deegaanka Oromada ee weerarka loogu geystay ayna garayaan dhimashada ila 45-qof in kabadan

             Daawo muuqaalka Hoose Kulanka Maanta

 

Comments are closed