DAAWO Jaaliyadda DDSI Ee Boorama Tacsi u direen Shacabka DDSi lagu laayay Hawaday
Boorama (estvlive) 19/09/2017
Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSI Ee Boorama Somaliland Mudane Axmed ayaa isagoo ku hadlaya Magaca Jaaliyadda DDSI Ee Boorama wuxuu tacsi u Diray Guud ahaan Shacabka dawlad deegaanka somalida itoobiya in uu samar Allaah ka Siyo Shacabkii DDSI ee lagu laayay magaalada Hawaday.
Waxeyna gaar ahaan tacsi u Dirayaan dhamaan Eheladii Iyo Qaraabadii dadkii lagu laayay magaalada Hawaday ee Ismaamulka dawlad deegaanka Oromada.
Comments are closed