Belgium (estvlive) 22/09/2017
Jaaliyadda DDSi ee Belgium waxey soo dhaweynayaa goaamadii kasoo baxay Dawlada federaalka Itoobiya isla-markaana waxey soo dhaweyneysaa Talaabooyinka Xukuumadda DDSI ay qaatay taaso ka mid ah Shacabkii ku dhax-noolaa ee kasoo jeeday Qowmiyada Oromada uu Madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ku booriyay Shacbaka DDSI in aan loo geysan waxyeelo.
Ugu dambeyntii ayaa jaaliyadda DDSi Belgium waxey codsadeen in maxadkad lasoo taago dadkii ka dambeeyay in shacabka dawlad deegaanka somalida itoobiya agu laayay deegaanka Oromada.
Comments are closed