Wasiirka ayaa xusay in ay waddaan baaritaano ku aadan waxyaabihii sababay dagaalkii dhexmaray Oromada iyo Soomaalida.
Dadka Oromada ah ee ku nool deegaannada ay maamusho Soomaaliland ayaa waxaa soo food saartay cabsi la xiriirta amnigooda, kaddib markii dad Soomaali ah lagu laayay deegaannada Oromada ee Itoobiya.
Comments are closed