Africa Fashion Week Maanta Millennium Hotel Addisababa Lagu Qaban

Addisababa  (estvlive) 03/10/2017

Africa Fashion Week oo Maanta Millennium Hotel Addisababa Lagu Qaban doono taaso socon doonta 4-maalin.

Waxaana halkaasi Munaasabada Africa Fashion Week ka soo qeybgali doona in ka badan 230 Shirkadaha wax soo saarka iyo dhoofinta.

Waddamada ka soo qeybgali doono ayaa kala ah Bangladesh, Belgium, China, Jarmalka, Hindiya, Indonesia, Talyaaniga, Japan, Turkiga, Mareykanka iyo Kenya ayaa soo bandhigi doona kuwa soo jiida indhaha caalamka.

Munaasabada ayaa waxaa Daahfuraya Madaxweynaha dalka Itoobiya Mudane Mulatu Teshome.

 

Comments are closed