DAAWO Masuuliyiinta Oromada” Weynu Qabanay Dadkii Shacabka DDSI Xasuuqay”

Oromiya (estvlive) 28/10/2017 

Bishii lasoo dhafay ee September ayaa shacab deegaanka somalida u dhashay ayaa lagu laayay deegaanka Oromada maamulka Oromada ayaa waxey ku eedeeyeen Ciidamada Liyuu booliska in ay ka dambeeyaan dawlada federaalka ayaa waxey u xilsaartay in labaaro kooxda ka dambeysa falkasi foosha xun.

dawlada federaalka Itoobiya ayaa cadeymo ku heshay in ay ka dambeeyaan koox kasoo jeeda deegaanka Oromada maamulka dawlad deegaanka Oromada Ayaa Qabqabtay kooxdii xasuuqa u geysatay shacabka deeganka somalida

                          Daawo Muqqalka Xaga Xoose

 

 

Comments are closed