Laakiin dhinaca kale marka la eego waxaa shirkan ayaa imanaya xili saacadihii ugu danbeeyay magaalada Muqdisho ay ka jireen dhacdooyin Amaan darro iyo weeraro galaaftay nolasha ku dhawaad 20 ruux oo ay ka mid ahaayeen mas’uuliyiin.
Dadka dhintay ee weerarada iyo qaraxyada Muqdisho ka dhacay lagu dilay waxaa ka mid ahaan mas’uuliyiin Muqdisho u yimid ka qeybgalka shirka maanta furmaya
Comments are closed