Booqashada wasiirka amniga federaalka waxay imaanaysaa iyadoo madaxda federaalka iyo maamul goboleedyadu ay heshiis ku gaaray magaaladda muqdisho. Khilaafka madaxda Soomaaliga waxaa qayb ka ahaa go’aanka dowladdu ay dhexdhexaadka kaga noqotay xiisada khaliijka, oo maamul goboleedyaduna ay taageereen xulufada Sucuudiga iyo Imaraadka.
Comments are closed