Qatar (estvlive) 14/11/2017
Ra’iisul Wasaare Hailemariam Desalegn ayaa wafdiga uu hogaamin waxaa ku wehlinayay wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane Workneh Gebeyehu, wasiirka gaashaanigga Mudane Siraj Fegessa, iyo masuuliyiin kale.
Waxaana ka soo qeybgalay masuuliyiin ka tirsan jaaliyadda DDSI ee dalka Qatar uu hogaaminayo gudoomiyaha jaaliyadda DDSI Mudane cabdi samad waxaana halkaasi fursadooyin la siyay xubnaha ka soo qeybgalay kulanka in ay weydiiyaan sulaalo RW Hailemariam.
Comments are closed