Dhacdooyinka ka cusub Zimbabwe ayaa falcelin u ah tallaabo aan la taageerin oo uu Mugabe qaadan horaantii bidhsn, taasi oo uu xilka kaga qaaday madaxweyne ku xigeenkii dalkaas Emmerson Mnangagwa, isaga oo tilmaamay inuu qorsheynayo inuu ku beddelo marwada koowaad.
Taankiyada ciidamada ayaa soo galay waddooyinka Harare Talaadadii maalin kadib markii taliyaha ciidamada General Constantino Chiwenga, uu sheegay inuu soo faro-gelin doono haddii Mugabe uusan joojin beegsiga taageerayaasha Mnangagwa.
VO
Comments are closed