Biyaha Nile –ka ayuu sheegay in shacabka reer Masar uga dhigan yihiin geeri iyo nolol, islamarkaana aan la taaban karin, isaga oo ka hadlayey biyo xireenka ay Ethiopia dhawaan sameysay.
Madaxweyne Al-Siisi ayaa dhawaan arrintan wadahadal kala yeeshay Madaxweynaha Sudan, Cumar Xasan al-Bashiir iyo Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia, Haila Mariam Daselegne.
Waxaa uu sheegay in dowladda Masar ay fahansan tahay horumarka dowladda Itoobiya ,hadana marna aysan aqbali doonin in qeybta Biyaha ee Wabiga Nile ee dowladda Masar waxyeelo la gaarsiiyo.
Comments are closed