Garasbaaley (estvlive) 29/11/2017
Wuxuu sheegay guddooomiyaha deegaanka Garasbaaley in aysan marnaba ugu dulqaadan doonin in falal amniga ka baxsan ay ka dhacaan deegaanka, wuxuuna balan qaaday in ay sharciga horgeyn doonaan raggan ay gacanta ku hayaan.
Comments are closed