Minnesota (estvlive) 13/01/2018
Ugu horeyn waxaa Shirkaasi daahfuray Safiirka Itoobiya u fadhiya Maraykanka Ambassador Kassa Tekleberhan, oo khudbad dheer kulanka ka jeediyey ayaa ka waramay awooda qurbo joogta ee ku aadan maalgashiga dalka Itoobiya waxuuna xusay in fursadaha yaala Maraykanka iyo dunida kaleba in looga faaiidayo dalka Itoobiya, waxuuna safiirku carabka ku dhiftay dhawr mashruuc oo looga faaiidayn karo dalka Itoobiya. taaso qurbajoogta ay tahay in ay ka faa’ideystaan ay tahay.
Comments are closed