Madaxweyne Cabdi Wafdi uu Hogaamin Addis Ababa Soo Gaadhay Maanta

Addis Ababa (estvlive) 28/01/2018

Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar Oo ay wahelinayaan mas’uuliyiin sare oo heer deegaan ah ayaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga uga anbabaxay dhanka xarunta dalka ee magaalada adhisababa. Iyadoo ay madaxwaynaha iyo waftigiisuba ay kaqaybgali doonaan kulan kadhaci doona xarunta dalka ee adhisababa. kulankaas oo lagaga wada hadali doono sidii dib udajin loogu samayn lahaa barakacayaasha labada deegaan ee soomaalida iyo oromada.

Hadaba, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo masuuliyiintii kale ee wahelinaysay ayaa wakhti xaadirkan kusugun caasimada dalka ee magaalada Adhis ababa.

Comments are closed