Addis Ababa (estvlive) 02/03/2018
Golaha wakiilada shacabka JDFI ayaa kulan ay yeesheen maanta ku ansixiyay cod-buuxa xaalada degdega ah ee wadanka lagu soo rogay taasoo uu horay ugu dhawaaqay Raisal wasaaraha Dalku islamarkaana ay ansixiyeen golaha wasiirada dalku. Wuxuuna xukunkan degdega ahi yahay mid looga dan leeyahay xasiloonida iyo deganaanshiyaha dalka.
Hadaba, xaaladan degdeg ah ayaa ah mid laga filayo inay kasoobaxaan natiijooyin horumarineed oo wax ku’ool ah islamarkaana shacabwaynaha dalka dan u ah soona dhaweeyeen.
Comments are closed