Shir ay yeesheen xubnaha gudiga fulinta iyo golaha dhexe oo socday shalay iyo maanta ayaa waxaa lagu sameeyey iskushaandhayn xafiisyada kabinetka iyo qaar kamid ah Gobolada Ddsi. Shirkan ayaa waxaa hogaaminayey gudoomiyaha X.D.Sh.S.I mudane maxamad rashiid isaaq iyo Gudoomiye kuxigeenka X.D.SH.S.I ahna madaxweynaha DDSI mudane Cabdi maxamud cumar
Hadaba, iskushaandheyntan ayaa waxay udhacday sidan hoos kaaga muuqata
Mudane Naasir Xasan Carab wuxuu noqday xubin gudi fulin ah
Mudane Baashe Cabdi Ismaaciil wuxuu tagey wasiir kuxigeenka xafiiska sceice and
Gudomiyeyaasha gobolada ee cusub
FG: Waxii intaas ka baxsan waa halkoodii
Comments are closed