Waftigii uu hogaaminayay madaxa xarunta dhexe ee XDSHSI mudane khaddar cabdi ismaaciil ee uu ku wahlinayay maareeyaha xarunta daarasadka iyo cilmi badhista mudane guuleed awcali ayaa kadib markii ay usoodhamaaden shirarkii waqooyiga ameerika ayaa maanta si nabda dib ugu soo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga. Iyagoo ay wahelinayaan qaarkamid ah hogaaminta sare ee jaaliyada waqooyiga America oo ay kamid yihiin mudane maxamed gaal-eri, mudane Cabdiraxmaan Daacad, iyo mudane Cabdiwahaab Maxamud Daahir iyo waliba qaar kamid ah Hogaaminta Jaaliyaadka DDSI ee wadamada Scandenivianka oo ay kamid yihiin Cabdirisaaq Cabdi Cumar (mardoona) iyo Maxamed shugri Gadhcase. Kuwaas oo booqasho ku yimid xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga
Comments are closed