Oromiya oo in muddo ah ba ku hanwaynaa sidii ay iyagu si toos ah jaadka ugu dhoofin lahaayeen dawladaha jaarka ah (Jabuuti, Somaliland, Somalia) ayaad moodaa hada inay kuguulaysteen taasoo meesha kasaaraysa kumanaan udhashay Somali state ooy noloshoodu ku tiirsanay sii gudbinta jaadka (from oromiya to somaaliland). Waa go’aan saamayntiisa leh runtii.
Ugu dambeyntii, Madaxwayne Lema ayaa sheegay inuu booqasho ku imandoono MW ha Somaliland deegaanka oromiya bilahan soosocda. Warkan oo kabaxay TV ga deegaanka oromiya ee OBN
By: Shafici Dahir Muse
Comments are closed