sugaanta soomaliyeed – Nogob news

Jaaliyadda DDSI Dalka Qadar oo Doortay Gudoomiye Cusub (Warbixin+Sawirro)
Qatar (estvlive) 23/10/2017

Waxaa doorasho ka dhacday dalka Qadar taasoo ayku doorteen hoggaanka cusub Ee Jaaliyadda DDSi Ee Dalka Qadar,

Doorashadan ayaa waxaa ka soo qeybalay  guddiga doorashada Ee xubnaha gudiga Fulinta Jaaliyadda DDSi Ee Dalka Qadar ayaa Waxaa Ku Tartamayay Labo Musharax.

Ugu horreyn, Waxaa xafladda ka hadlay guddoomiyaha Gudiga Fulinta Ee guddiga doorashada, Sheekh Xuseen Cabdi Sarhaye

oo dhamaan ku booriyay Jaaliyadda DDSi Inay si hufan u dhiibtaan codkooda,

Isagoo sharraxaad ka bixiyay Xeerarka doorashada Gudiga Fulinta Jaaliyadda DDSI  kaddib ayaa La guda-Galay codeynta,

Waxaana codeynta kaddib ay guddiga fulinta doorashada ku dhawaaqeen Natiijada Cod-bixinta, Iyadoo sheegeen Inuu helay Murashax halkaasi codbuuxa Gudiga Fulinta Jaaliyadda DDSi  ay ku doorteen Gudoomiyaha Jaaliyadda DDSi Ee Dalka Qadar Mudane C/Samad Maxamed Xasan in uu hogaamiyo mudo 2-Sono ah in uu xilkaasi hayo.

Doorashada kaddib ayaa waxaa goobtaasi ka hadlay munaasabadda Adan Macalin oo u mahad-Celiyay gudiga doorashada Ee Howsha Wanaagsan Ay qabteen, adan ayaa ka codsaday Jaaliyadda DDSI Ee dalka Qadar  Inay La Shaqeeyaan hoggaanka cusub Cabdi Samad oo ah shaqsi karti badan oo fir-fircoon islamarkaana ah aqoonyahan qibrad ku xeeldheer u leh arrimaha deegaanka In badan la soo shaqeeyay Jaaliyadda DDSi Ee Dalka Qadar.

Ugu dambeyntii ayaa waxaa halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Cusub ee Jaaliyadda DDSI ee Dalka Qadar Mudane Cabdi Samad Maxamed Xasan oo dhamaan uga Mahad Celiyay wuxuuna balan qaaday xilkan Loo egmaday In uu ka soo bixi doono siina labo laabi doono dadaal Iyo dardargalinta Isagoo carabka ku adkeeyey Inuu Howlaha Shaqo Ee dhamaan Xubnaha Jaaliyadda si wada Jir Ah ula wada shaqeyn Doonaan.

DAAWO EBC TOP Dhaanto Al-shabaab Shagagax Shugugux Shabaabkii Aaway
Addis-Ababa  (ESTV) 13/05/2016