Wararka DDS – Nogob news

Guddoomiye ku xigeenkii ONLF oo is casilay
Jigjiga 21/05/2023  Daahir Maxamed Cali ( Daahir Baasto ) oo ahaa Guddoomiye ku xigeenka Ururka ONLF ayaa is casilay, kaddib markii uu Daahir baasto ku eedeeyay hoggaanka ONLF inuu ururka ka leexiyay wadadii loo aasaasay oo ahayd inay ka tarjumaan baahiyaha Shacabka dowlad degaanka Soomaalida.

Daahir baasto ayaa Guddoomiyaha ONLF Abdirahman Maadey ku eedeeyay inuu ururku kala qaybsamay intuu xilka qabtay, isla markaana uu ku guul darreystay inuu dib u mideeyo ururka ONLF, sidoo kale waxa uu Daahir baasto ku eedeeyay Maadey inuu ururka dhexdiisa ka dhex wado qabyaalad, iyo kala gayn xubnaha ururka dhexdiisa waa siduu hadalka u dhigay Guddoomiye ku xigeenka is casilay Daahir Baasto.

Qaar kamid ah dadka ka agdhow ONLF oo Warbaahinta lasoo xiriiray isla markaana codsaday inaan magacdooda la xusin ayaa sheegay in khilaafka u dhaxeeyay Daahir Baasto iyo Guddoomiye Maadey uu muddo soo jiitamayay, isla markaana uu salka ku hayay khilaaf guud oo ka dhex jiray gudaha Ururka ONLF, taas oo markii dambe keentay inuu Daahir Baasto oo ahaa ku xigeenka Guddoomiyaha ONLF inuu isaga baxo ururkii.

ONLF wali kamaysan hadlin is casilaadda Guddoomiye ku xigeenkii ururka Daahir Baasto, balse marar kala duwan oo sidan oo kale xubno uga baxeen ONLF, waxa uu Guddoomiye Maadey sheegay in aan loo joojinayn halganka ONLF cid kasta oo ka baxda Ururka ONLF, isla markaana aysan saameyn ku yeelanayn gudaha ONLF.

Balse dadka falanqeeya siyaasadda ururka ONLF ayaa qaba in khilaafka ka dhex jira gudaha ONLF uu saameyn karo sii jiritaanka ururka ONLF, iyadoo haatan uu ururku u kala qaybsan yahay labo garab oo ay kala hoggaamiyaan labo Guddoomiye, xafiisyo kala duwana ku kala leh dhammaan dowlad degaanka Soomaalida.

Khilaafka ka dhex jira gudaha ONLF ayaa noqday mid muddooyin badan soo socday, iyadoo Guddoomiyaha ONLF Abdirahman Maadey oo qaar ka mid ah xubnaha ururkiisa ay ku eedaynayaan inuu qayb ka yahay kala qaybsanaanta ka dhex jirta ONLF, walina uusan u dhaqaaqin siduu u xallin lahaa khilaafka ka dhex jirta gudaha ONLF.

Guddoomiyaha gobolka Shabeelle ee dowlad degaanka Soomaalida oo ka hadlay xaaladda fatahaadaha ee Wabiga Shabeelle
Godey (NN) 12/05/2023

Wararka ka imaanaya dowlad degaanka Soomaalida gaar ahaan gobolka Shabeelle ayaa sheegaya in fatahaado uu sameeyay Wabiga Shabeelle ay ku barakaceen dad aad u badan oo degganaa degmooyinka uu ka kooban yahay gobolka Shabeelle, halkaas oo uu maro Wabiga Shabeelle.

Guddoomiyaha gobolka Shabeelle ee dowlad degaanka Soomaalida Adan Axmed Sooyaan oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in fatahaadahani ay saameeyeen dad gaaraya ilaa 37,632 qof, halka ay ku barakaceen ilaa dad gaaraya 17,299 qof, dadkan ayuu guddoomiyuhu xusay inay u qaxeen degaannada banaanka ah ee ka fog goobaha ay fatahaaduhu saameeyeen.

Dhinaca dhimashada Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in fatahaadahani ay ku geeriyoodeen ilaa 7 qof oo uu sheegay inay ku geeriyoodeen degmooyinka Cadaadle, Mustaxiil iyo Iimey berri, sidoo kalena ay jiraan dad kale oo iyaguna dhaawac kasoo gaaray fatahaadan oo ilaa 3 qof ah kuwaas oo Yaxaas dhibaato u gaystay.

Khasaaraha kale ee ay fatahaadahani geysteen waxa uu Guddoomiyuhu sheegay in dalagii beeraha uu saameeyey fatahaadahani, iyadoo dhul beereed dhan ilaa 67,226 Hektar ah ay baabi’iyeen fatahaadahan, dalaggan ayaa ahaa mid la gooyay iyo mid geedka saaran, dhammaantoodna waxaa xaaqay fatahaadan uu sameeyey Wabiga Shabeelle.

Dhinaca kale Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in dadka ay saameeyeen fatahahaadahan ay gaarsiiyeen gargaar raashin iyo waxay u baahnaayeen, isagoo xusay in kuwa kale ee aysan gaarin ay ku rajo weyn yihiin in la gaarsiiyo gargaarka ay u baahan yihiin.

Wabiga Shabeelle oo mara qaybo kamid ah dowlad degaanka Soomaalida iyo Soomaaliya ayaa keenay fatahaado waaweyn oo ay ku barakaceen dad aad u badan, iyadoo fatahaadahani ay sidoo kale saameeyeen guryo badan iyo dhul beereedyo ay dadku tabcadeen.

Jabhada TPLF oo magaalada Makelle kusoo bandhigtay kumanaan maxaabiis ah
Makelle (Nogob News) 04/07/2021

Magaalada Makelle ee Caasimada gobolka Tigray waxaa lagu soo bandhigay kumanaan mabaaxiis oo ka tirsan ciidamada Militariga dowladda Itoobiya, kuwaas oo la sheegay in lagu qabtay dagaaladii u dhaxeeyay TPLF iyo Militariga dalka Itoobiya.

Dadweyne farabadan ayaa isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee caasimada Makelle ee lagu soo badhigaayay maxaabiistan.

Maxaabiista qaar ayaa waxaa ka muuqday jirkooda dhaawacyo kala duwan, waxaana la arkaayay qaarkood oo wajiyada hoos u fooraarinaayay iyaga oo hoos eegayay xiliga lasoo bandhigaayay.

Soo bandhigista maxaabiistan ayaa imaaneysa xili magaalo madaxda gobolka Tigray aay dhawaan dib ula wareegeen dagaalamayaasha TPLF, waxaana xusid mudan in dagaalo aad u qaraaraa oo gobolkaasi ku dhexmaray militariga dalka Itoobiya iyo Jabhada TPLF inuu sababay barakaca ku dhawaad 2 Milyan oo ruux oo ku noola gobolka Tigray.

Qabsashada markale TPLF gacantooda ugu soo laabatay caasimada Makelle ayaa muujisay awoodo ciidan ee dagaalka Jabhada TPLF kula jirto dowlada itoobiya.

nogobnews

DAAWO ONLF oo Markale Baaq ka soo saartay hanaanka codbixinta doorashada
Jigjiga (Nogob News) 18/04/2021

Xisbiga ONLF ayaa baaq ka soo saaray caawa fiidkii ka Daawo Muqaalka Hoose

DAAWO Geeri Naxdin leh Prof Gandi oo ku geeriyooday dalka Faransiiska
Holland (Nogob News) 18/04/2021

DAAWO Xisbiga ONLF Ka Walaacsan Hanaanka Codbixinta Doorashada Deegaanka
Jigjiga (Nogob News) 17/04/2021

Afhayeenka Xisbiga ONLF Cadaani Hirmooge ayaa shir jaraa’id uu qabtay maanta ayaa dowlada deegaanka ku eedeeyay in ay baalmarsan tahay sharciga hanaanka doorashada deegaanka Hoos ka Daawo

Fiiq 118 Ardey ka Qalinjabisay Kuliyada Tacliinta Farsamada & Sayninka
Fiiq (Nogob News) 12/03/2021

118 Arday Oo Ka Qalin Jabiyey Kuliyada Tacliinta Xirfadaha, Farsamada iyo Sayniska Ee Magaalada Fiiq.

Ardaydan oo Ah Dufcadii 1aad Ee kaqalinjabisa Kuliyadan mudadii Ay jirtay Ayaa Waxay Tiradoodu dhanayd 118 Waxayna ka Qalinjabiyeen Ardaydani waxbarashada waaxaha Biyaha Caafimaadka Xoolaha, maaraynta khayraadka dabiiciga ah iyo Laydhka Heerka waxbarashada Darajada 3aad( level lll).

Munaasibadii Qalinjabinta Ardaydan oo Ay ka soo Qayb galeen Waalidiinta Ardayda, Maamulka Gobolka Erar, Maamulka Degmada Fiiq, Maamulka Kuliyada Iyo odayaasha Dhaqanka Ayay ka muuqatay dareen farxadeed.

Maareeyaha Kuliyada Tacliinta Xirfadaha Farsamada & sayniska Fiiq Mudane Maxamed Ugaas C/casis Ayaa ka soo qaybgalayasha usooban dhigay waxqabadka kuliyada Shacabkana kubooriyey inay ka faa’ iidaystaan .

Kuliyadan oo La Daah furay Sanadkii 2010 E.c Ayaa Waxay Adeeg siisaa Bulshada Degmooyinka Gobolada Erar iyo Nogob Waxayna kuliyadani Bixisaa waxbarashada Heerarkeeda kaladuwan.

Wasiir Ahna Xildhibaan Talo Kabixin Qora Abdifatax Sh Abdullaahi
Jigjiga (Nogob News) 19/02/2021

Xildhibaanimo iyo wasiirnimo la iskuma Darsankaro Ayaan Aaminsanahay Fikirkayga. Madaxweyneha DDS Mudane Mustafe Muxumed Cumar, mar uu warbaahinta la hadlayay, ayaa wuxuu inawaydiiyay suaal, sidan u dhignayd, “Haddii aan xildhibaanada wasiiro u magacaabo, markaa yaa la xisaabtamaya wasiiradii???

Isla Aragtidaa Madaxweyne Mustafe ayaan Qabaa in aan Masuul Xildhibaan ah wasiir loo Magacaabin, Masuul wasiir ahna aan xildhibaan laga dhigin.Anigu ma sharaxni, xilna ma rabo lkn Dood-daydu Qodobadan hoose ayay ku qotontaa,

1. Si loo helo, Xildhibaano iyo Wasiiro isla Xisaabtama waa in ay kala madaxbanaanaadaan.

2. In Lawadaago Fursadaha Shaqo, islamarkaana shaqo loogu sameeyo, dad kala duwan. (Let us share our small resources, because our greatest income resources is government)

3. Haddii Masuul ka Laba xil oo kala duwan, ama kala shaqo ah, loo dhiibo (tusaale xildhibaanimo iyo wasiirnimo) waxaan aaminsanahay inuu mid ka mashquuli doono, ama mid kadayacmi doonto, markaa haddii lahelayo dadkaloo qabta hawshaas maxaa masuulka loo mashquulin, oo ahna ahna looga dhiba?

4. Tusaale ahaan kasoo qaad in degaankaagu uu leeyahay, 3 wasiir, oo matala, haddii 3 qof oo kalena xildhibaano noqdaan, ogow bulshadaasi waxay leedahay, 6 ruux oo metelaya, oo danihii ummadda ka shaqaynaya, oo haddii midi xumaado, ama labo xumadaan, 3da kalaa fiicnaan doona, lkn kawaran hadaad, isla 3dii wasiir uun xildhibaano ka dhigto?

Waxaan madaxweyneha iyo madaxa xisbiga usoo jeedinayaa, in talo bixintaas la ila eego, oo laqaato haday macquul ay noqoto, insha allah,dhinaca kale ciddii aragtidayda kasoo horjeedaa, bal doodeeda, miiska ha keento? Insha allah. Kumahadsanid akhrinta maqaalkan.

Qoraa Abdifatax Sh Abdullaahi

Jaamacadda Qabridahare oo ay ka qalin jabiyeen maanta 622 arday
Qabridahare (Nogob News) 13/02/2021

Arday tiradoodu dhan tahay 622 arday ayaa maanta ka qalin jabiyay Jaamacadda Qabridahare, oo ku taal magaalada Qabridahare ee Degaanka Soomaalida.

Xafladda qalinjabinta ayaa waxaa kasoo qayb galay madaxda degaanka u saraysa oo u horeeyo Madaxwaynaha DDS Mustafe cagjar iyo mas’uuliyiin kale.

Sidoo kale waxaa kasoo qayb galay xafladda qalinjabintan Waalidiinta iyo Asxaabta ardayda qalinjabinaysa oo soo buux dhaafiyay goobta ay kasocotay xafladdu.

Haddaba ardayda maanta qalin jabinaysay oo tiradoodu dhamayd 622 arday, ayaa ahayd dufcaddii u horeysay ee ka qalinjabisa jaamacadda tan iyo markii la aasaasay.

Jaamacadda Qabridahare ayaa kamid ah  jaamacadaha dalka ugu sareeya, waana jaamacadda labaad ee ku taal degaanka Soomaalida.

Guddoomiyaha ONLF ” Dawladdu si joogto ah ayay weerar noogu haysay”
Jigjiga (Nogob News) 31/01/2021

Guddoomiyaha Ururka ONLF C/raxmaan Sheekh Mahdi Maadey ayaa ku eedeeyay Dawladda Degaanka Soomaalida inuu ku hayo weerar toos ah iyo mid dadban.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in koox uu ku tilmaamay qaswadayaal ay dawladdu soo abaabulayso oo ay maalgalinayso iyagoo wata magacii ururka, waa siduu hadalka u dhigay Guddoomiyuhu.

Geesta kale Guddoomiyaha ayaa sheegay in Ururku uu mid yahay, isla markaana sharciyaysan yahay una tartami doono doorashada soo socota.

Hadalka Guddoomiyaha ayaa kusoo hagaagaya xilli maalinimadii shalay uu ururku  tallaabo ka qaaday xubno uu ku tilmaamay inay jabiyeen xeerkii iyo shuruucdii u yaallay ururka.

DAAWO Xubno Laga Saaray Xisbiga ONLF Lagu Eedeeyay In ay taagereen PP
Jigjiga (Nogob News) 31/01/2021

waxaa fiidkii xaleyto lagu qabtay magaalada jigjiga shir jaraa’id kaasoo looga saaray xubun nimadii Ururka ONLF ka dib lagu helay xubnaahaasi in ay taageerayeen Xisbiga PP Ka Daawo Muqaalka Hoose

Jaamacadda Jigjiga oo ay maanta ka qalinjabiyeen 2,127 arday
Jigjiga (Nogob News) 30/01/2021

Waxaa maanta ka qalin jabisay Jaamacadda Jigjiga dufcaddii 12aad oo gaaraysa 2,127 arday, kuwaas oo ka qalin jabiyay heerarka kala duwan ee jaamacadda.

Xafladdan qalinjabinta ayaa waxaa kasoo qaybgalay mas’uuliyiin uu ku jiro Madaxwayne ku xigeenka degaanka Soomaalida Ibraahim Cismaan iyo madax kale oo kamid ah maamulka sare ee Jaamacadda Jigjiga.

Ardayda qalinjabinaysay oo wajiyadoodu ay ka muuqatay farxad ayaa ballan qaaday in waxay barteen ay bulshadooda miyi iyo magaalo uga faa’iidayn doonaan.

Jaamacadda Jigjiga ayaa ah Jaamacaddii u horeysay ee degaanka laga dhiso, iyadoo jaamacaddu ay bixiso dhammaan adeeggii loogu talagalay jaamacadaha dalka, waxaana ilaa iyo hadda ka baxday jaamacaddan arday aad u tiro badan, oo maanta hormuud u ah degaanka.

Xarunta Boosteejada gaadiidka waawayn ee Dawanle oo xariga laga jaray
Dawanle (Nogob News) 30/01/2021

Madaxwaynaha degaanka Soomaalida Mustafe cagjar iyo Wasiirada Wasaaradda Gaadiidka ee heer fadaraal ayaa si wada jir ah xariga uga jaray Boosteejada gaadiidka waawayn ee xamuulka oo laga furay magaalada Dawanle.

Xaruntan ayaa ah mid ay adeegsanayaan gaadiidka waawayn ee xamuulka, kaas oo u kala socda Itoobiya iyo Jabuuti, waxayna goobtani u adeegsanayaan kala horeynta xamuulka ay kasoo qaadayaan dakadda Jabuuti.

Xaruntan ayaa markiiba qaadaysa (500) oo gaadiidka waawayn ee xamuulka ah, iyadoo baaxada dhulkuna dhan yahay 9000 oo hiktar.

Xaruntan maanta xariga laga jaray ayaa yarayn doonta culayskii horey uga jiray dhanka gaadiidkan waawayn xilliga ay soo qaadayaan rarka jabuuti.

Darawalada wada gaadiidkan waawayn ayaa u muuqda kuwa ka baxaya dhibaatadii hadda ka hor ka haysatay meeshii ay sii taagnaan lahaayeen xilliga ay sugayaan rararka iyo alaabaha kala duwan ee ay kasoo qaadayaan dakadda Jabuuti, mar haddii ay heleen xaruntan maanta xariga laga jaray.

DAAWO Sudan oo duqeyn xaggan cirka ah Ku qaaday Itoobiya Xalay Maqribkii
Khartum (Nogob News) 02/01/2021

Sudan oo duqeyn xaggan cirka ah Ku qaaday Itoobiya Xalay Maqribkii

Itoobiya oo qunsul cusub usoo magacaabatay Puntland
Garoowe (Nogob News) 24/01/2021

Dowladda Itoobiya ayaa qunsul cusub u soo magacaabatay qunsuliyada ay ku leedahay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, waxaana uu maanta qunsulka cusub la kulmay madaxweyne Deni.

Qunsulka oo lagu magacaabo Degnachew Yitbarek. ayaa lagu bedelay qunsulkii hore ee Itoobiya u fadhiyay Puntand, Mabratu Waldo Aragay, kaasoo dalkiisa looga yeeray markii uu bilowday dagaalka Itoobiya ku qaaday jabhadda TPLF ee Tigreega.

Warar ayaa sheegaya in qunsulkaas uu ku geeriyooday dagaaladii ka dhacay waqooyiga Itoobiya, uuna kamid ahaa saraakishii TPLF, balse jiritaanka warkaas looma hayo caddayn buuxda.

Mabratu Waldo Aragay, ayaa xilka loo dhiibay bishii January ee sanadkii 2019, isagoo maamulayay qunsuuliyada Itoobiya ku leedahay magaalada Garowe, taasoo ka shaqeysa fududaynta safarada Itoobiya.

Dhinaca kale, dhawaan waxaa Garowe ka dhacay kulan dhexmaray saraakiil Itoobiya iyo saraakiil Puntland ah, waxaana laga wada hadlay sidii looga wada shaqayn lahaa amniga xuduudaha.