Wararka Caalamka – Nogob news

DAAWO Puntland oo amartay in lasoo xiro wasiirkii hore ee maaliyadda iyo saddex kale oo ku eedeysan weerarkii Garowe ka dhacay
Garoowe 17/05/2023 Puntland ayaa soo saartay waaran lagusoo xirayo afar kamid ah siyaasiyiinta Puntland oo lagu eedeeyay inay ka danbeeyeen weerarkii habeen hore lagu dilay askar katirsan ciidanka Puntland.

Xubnaha waaranka loosoo jaray waxay kala yihiin, wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland, Xasan shire Abgaal, Khadar Cabdiraxmaan Faroole, ergayga madaxweyne Xasan Sheikh u qaabilsan arrimaha dhaqaalaha,  siyaasi Maxamuud Shiddo iyo Maxamed Jaamac Faarax (Laysar).

Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland, Axmed Taaraan ayaa sheegay baaris la sameeyay kaddib in lagu ogaaday raggan inay ka dambeeyeen weerarka lagu qaaday ciidamada ilaalinayay sanaadiiqda doorashada, weerarkaas oo dhaliyay dhimashada labo askari oo katirsan ciidanka booliiska.

Xeer ilaaiyuhu wuxuu sheegay in ciidamada booliiska lagu amray inay soo qabtaan afarta eedeysane ee loo haysto dambigaan. Wuxuuna sheegay in lasoo taagidoono maxkamad.

Go’aanka kasoo baxay xeer ilaaliyaha guud ee Puntland, ayaa yimid, iyadoo dhawaan taliyaha ciidanka Booliiska uu sheegay in ay weerari doonaan cid kaste oo iskudayda inay carqaladeeyaan amniga doorashada.

Madaxweyne Xasan Sheikh oo Doxa kulan kula qaatay amiirka dalka Qatar
Qadar (NN) 17/05/2023 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga magaalada Dooxa ayaa madaxtooyada dalkaas kulan kula qaatay Amiirka Qatar Tamiim Binu Xamad Al Taani.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar  Sheekh Tamiim Binu Xamad ayaa kulankooda diirradda ku saaray xoojinta iskaashiga labada dal, amniga iyo dhammeystirka hirgelinta heshiisyadii ay horey u galeen Soomaaliya iyo Qatar.

Amiir Tamiim Binu Xamad ayay madaxtooyada Soomaaliya sheegtay inuu bogaadiyey guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah Al shabaab, isagoo dowladda Soomaaliya ku ammaannay daddallada ay ku bixineyso ka sifeynta waxa loogu yeero argagixisada iyo in ay hormuud u noqoto xasillooni waarta oo ka hirgasha  Gobolka Geeska Afrika.

Soomaaliya iyo Qatar ayaa leh xiriir saaxibtinimo oo qota dheer, kaas oo ku saleysan dardargelinta danaha labada shacab ee maalgashiga, kobcinta dhaqaalaha, waxbarashada, amniga, la dagaallanka argagixisada, iskaashiga siyaasadda iyo diblomaasiyadda fagaareyaasha Caalamka.

Madaxweyne xasan Sheikh Maxamuud ayaa dhowr jeer tagay dalka Qatar, tan iyo markii sanadkii hore loo doortay madaxweynaha Soomaaliya.

Qatar ayaa kamid ah waddamada Carbeed ee saamaynta ku leh arrimaha Soomaaliya. Waxay dowladda ka caawisay mashaariic waawayn sida dhismaha waddada Muqdisho iyo Jowhar.

Axmed Ciise Cawad: Madaxweyne Deni ayaa masuul ka ah qalalaase kaste oo ka dhaca Puntland
Garoowe (NN) 1705/2023

Wasiirkii hore ee arrimaha dibbada Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay inay Puntland qalaalase siyaasadeed wajihi karto haddii Madaxweyne Deni uusan caddeynin in doorashada qof iyo cod ay ku eg tahay dowladaha hoose oo kaliya.

Wasiir hore Cawad ayaa ku raacay madaxweyne Sheikh Maxamuud aragtidiisa ku aadan in Puntland dhibaato weyn wajihi karto haddii maamulka madaxweyne Deni uu xallin khilaafka ka taagan doorashada.

Wuxuu sheegay madasha siyaasada Puntland in ay horey uga dhigtay cawaaqib xumada ka dhalan karta in madaxweyne Deni uusan dhegaysan talada dadka. Wuxuu sheegay eedayntii loo jeediyay nadaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud in ay tahay mid aan waxba ka jirin, isagoo sheegay in madaxweyne Deni uu masuul ka yahay dhibaatada ka dhacday Garowe.

Cawad wuxuu dhinaca kale dhaliilay in xalka xabbad lagu raadiyo oo Puntland loo horseedo colaad dhiig ku daato, sida arrintii shalay ka dhacay magaalada Garowe. Taasoo ciidamo malayshiyaad ah ay weerareen ciidamo maamulka katirsan oo ka shaqeynayay doorashada.

Jamac siciid nogobnews garoowe

DAAWO SSC-Khaatumo oo sheegtay in ay guul ka gaadhay dagaalka maanta Sool ku dhexmaray ciidamada Somaliland
Laacaanood (NN) 16/05/2023

Caaqil Cabdirisaaq Maxamed Xasan Fallaalug oo ah afhayeenka guddida 33-ka SSC ayaa sheegay in xoogaga deegaanku ay guulo ka gaadheen dagaalo maanta dhexmaray ciidamada Somaliland.

Waxa uu sheegay in Somaliland ay ciidamo xoogleh gaysay deegaanka Samokaab, isla markaana ciidamo ka tirsan kuwa SSC ay dagaal kula galeen Samokaab iyo Dhabarsaar, kadib markii kuwa Somaliland soo weerareen.

“Dhabarsaar waa laga saaray hada Samakaab ayay marayaan, Laascaanood gudaheeda labada koone ayay kasoo galeen, labadiiba waa la celiyay, meelo ay hore u haysteena waa lagala wareegay” ayuu yidhi Fallaalug.

Waxa uu Somaliland ku eedeeyay in nabad loogu taagwaayay, isla markaana ay hada kadib iska celin doonaan, waxa uu xusay in anay wali hubin khasaaraha dagaalka, lakiin ay hayaan askar dhaawac iyo dhimasho ah oo ciidamada Somaliland ah.

Waxa uu sheegay in anay jirin wax waan waan nabadeed ah oo colaada lagu joojinayo isaga oo sheegay in Somaliland albaabada ka xidhatay cidkasta oo doonaysay in ay dhexdhexaadin ka gasho colaada.

Taliyaha Millateriga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani ayaa isna dhankiisa sheegay in ay guul ka gaadheen dagaalka, isla markaana waxa uu sheegay in ciidankiisa lasoo weeraray.

Wariye Jamac Nogobnews

Puntland oo ku eedeeysay madaxweyne Xasan Sheikh inuu abaabulay weerar xalay ka dhacay Garowe
Garoowe (NN) 16/05/2023

Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud inuu abaabulay weerar xalay ka dhacay Garowe oo lagu qaaday ciidamo galbinayay sanaadiiqda doorashada.

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid Juxa oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in weerarkan uu Xasan Sheikh Maxamuud uga wakiil ahaa, Khadar Cabdiraxmaan Faroole oo ergaygiisa ah.

“Ergeyga Xasan Sh. Maxamuud ee Arimaha Dhaqaalaha Khadar Cabdiraxmaan Faroole ayaa abaabuley weerarkii xalay lagu qaaday sanaaduuqda doorashada, qiyaamihii Xasan Sh. Maxamuud sheegayey wuxuu ahaa mid isagu uu abaabulayo.”ayuu yiri wasiir Juxa.

Wasiir Juxa wuxuu sheegay in labo askari oo ciidanka katirsan lagu dilay weerarkaas. Wuxuu sidoo kale sheegay in weerarka lagasoo abaabulay guriga Khadar Faroole.

Juxa wuxuu nasiib darro ku tilmaamay in garoonka diyaaradaha Garowe uu maanta xiran yahay, islamarkaana maleyshiyaadkii soo weeraray ciidamada ay qoryo waawayn dul keeneen garoonka Garowe.

“Doorashada Puntland way dhacaysaa. Waa doorasho degaan. Afar boqol oo kun in ka badan ayaa isu diiwaan galisay. Afar qof oo isku jifi ah oo magaalada Garowe joogta go’aankeeda ma gaari karto.” ayuu yiri Juxa.

Ugu dambayn, wasiirka arrimaha gudaha wuxuu sheegay in Puntland ay diyaar u tahay inay la hadasho cid kaste oo tabasho ka qabto. Laakiin wuxuu caddeeyay in lala xisaabtami doono kuwa ka dambeeyay qalalaasaha ka dhacay Garowe.

Dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC oo ka socda duleedka Laascaanood
Laascaanood (NN) 16/05/2023

Wararka nagasoo gaaraya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya ayaa in bariga iyo galbeedka magaalada uu ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC.

Wararka aan helayno waxay sheegayaan in dagaalka uu ka dhashay kaddib markii ciidamada Somaliland ay dhaqdhaqaqyo ciidan ka sameeyeen jiidaha ay ku sugan yihiin.

Daryanka madaafiicda la isku adeegsanayo ayaa laga maqlayaa magaalada Laascaanood.

Illaa iyo hadda lama oga khasaaraha dagaalku geystay. Mano jirto cid katirsan labada dhinac oo ka hadashay dagaalka.

Saakay hore, baraha bulshada ayaa lagu arkayay gaadiid xambaarsan hubka darandooriga u dhaca oo ay leeyihiin ciidamada Somaliland, kuwaas oo kusii jeeday taliska Goojacadde.

Dagaalka saakay ayaa yimid xilli xalay ciidamo maleyshiyo beeleed ah oo katirsan kuwii ku sugnaa jiidaha dagaalka Laascaanood ay soo faarujiyeen.

Ciidamadan oo ka gadoodsan doorashada dowladaha hoose ee Puntland ayaa soo aaday  Garowe, iyagoo qorshahoodu yahay inay is hor istaag ku sameeyaan qabsoomida doorashada.

wariye jamac saciid nogobnews garoowe

Ciidamo ka gadoodsan doorashada dowladaha hoose ee Puntland oo kasoo baxay furimaha dagaalka Laascaanood
Laascaanood (NN) 16/05/2023

Ciidamo maleyshiyaad ah oo kasoo baxay furimaha dagaalka ee  magaalada Laascaanood ayaa xalay gudaha usoo galay magaalada Garowe.

Ciidamadan ayaa xalay saqdii dhexe wuxuu iska hor imaad duleedka bari ee magaalada Garowe ku dhexmaray iyaga iyo ciidamo kale oo loo xilsaaray amniga doorashada.

Illaa iyo hadda lama sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay iska hor imaadkaan oo muddo kooban socday.

Arrintan ayaa kusoo beegantay saacado kadib markii siyaasiyiin mucaarad ah oo Garowe ku shiray ay ka hor yimaadeen doorashada dowladaha hoose ee loo ballansan yahay inay Puntland ka qabsoomto 25-ka bishaan May,

Siyaasiyiinta ayaa sheegay inay Puntland wajahayso xasilooni darro siyaasadeed iyo mid amni, haddii uu madaxweyne Deni qabto doorasho aan heshiis lagu ahayn.

Ciidamadan kasoo baxay furimaha dagaalka waxaa la sheegay inay ka amar qaataan siyaasiyiinta mucaaradka, iyadoo si gaar ah loogu eedeynayo siyaasiyiinta kasoo jeeda Garowe oo ay Deni aad isku hayaan.

Iska hor imaadka ayaa kusoo aaday, xilli guddiga doorashada Puntland uu isku diyaarinayo inuu degmooyinka u kala diro sanaadiiqda codbixinta doorashada.

Garoowe wariye jamac saciid nogobnews

Madaxweyne Deni oo kulan gaar ah la qaatay isimada Gobolka Mudug
Gaalkacyo (NN) 14/05/2023

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa isimada iyo waxgaradka gobolka Mudug ka raali galiyay habkii uu u maamulay kuraasta aqalka hoose ee deegaan doorashadoodu tahay gobolka Mudug.

Madaxweyne Deni oo ku sugan Gaalkacayo ayaa kulan gaar ah la qaatay Islaam Bashiir Islaam Cabdulle iyo isimada kale, isagoo sheegay in maamulkiisu xaal iyo raali galin uu ka bixinayo in odayaasha dhaqanka aan loo ogolaan inay iyagu soo xushaan cidda u matalaya barlamaanka.

Warar aan helnay ayaa waxay sheegayaan in kulanka intii lagu jiray uu madaxweyne Deni ka codsaday isimada Mudug inay maamulkiisa kala shaqeeyaan hirgalinta doorashada dowladaha hoose ee gobolka Mudug, xilli gobolka Mudug uu kamid yahay meelaha laga saluugsan yahay habka maamulku uu u wado doorashada qof iyo cod.

Inkastoo isimada iyo odayaasha Mudug ay madaxweynaha ka qaateen raali galinta uu ka bixiyay habkii uu u maamulay doorashadii xulista barlamaanka, haddana waxay madaxweynaha uga digeen inuu qabto doorasho qalalaase ka dhasho.

Si kastaba ha ahaatee, madaxweyne Deni ayaa lagu eedeeyaa inuu boob kula kacay doorashadii xildhibaanada Puntland ku matalayay labada aqal ee barlamaanka, arrintaan oo keentay in Deni iyo isimada Puntland ay kala fogaadaan.

Wariye jamac budul nogobnews Gaalkacyo

Qarax lala beegsaday masuuliyiin ku sugnaa magaalada Baardheere
BAARDHEERE (NOGOBNEWS) 14/03/2023

Wararka ka imaanaya magaalada Bardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka qarax lala beegsaday guri ay ku sugnaayeen masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Gedo iyo saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka.Masuuliyiinta halkaas ku sugnaa ayaa la sheegay inay la socdeen wefdi uu hoggaaminayay wasiirkii hore ee amniga Jubaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan).Ilaa hadda lama oga khasaaraha guud ee ka dhashay weerarkaas balse xogaha laga helayo magaaladaas ayaa sheegaya in isgaarsiinta ay go’antahay.Waxaa maalmahan siyaabo kala duwan looga hadlayay ciidan tababar looga furay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.Siyaasiyiinta abaabushay ciidankaas oo ay hoggaaminayaan Senator Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag iyo wasiirkii hore ee amniga Jubaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa ku doodaya in ciidanka uu yahay mid Al-Shabaab looga saarayo deegaannada ay ka joogaan Gedo iyo Jubbada Dhexe.

nogob news

Dowladda Soomaaliya oo go’aano cusub u gudbisay Shirkadaha Isgaarsiinta dalka
MUQDISHO (NOGOBNEWS) 10/03/2023

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa Shirkadaha Isgaarsiinta u gudbisay liiska go’aanada guddiga qaran ee ka hortagga Lacag dhaqidda iyo la dagaalanka maalgelinta Argagixisada (NAMLC) kaas oo soo baxay 14-kii Febraayo 2023, islamarkaana khuseeyay Shirkadaha Isgaarsiina dalka, lagana doonayo iney si degdeg ah u fuliyaan

Hay’adda ayaa Shirkadaha Isgaarsiinta ku wargelisay iney waajib tahay in adeegooda Lacagaha Mobile-ka la iskugu diro (Mobile Money) ay rukhsad ka haystaan Bangiga dhexe ee dowladda oo ay hubiyaan in adeegyada lacagaha mobeeleda la iskugu diro ee saaran shabakadahooda iyo kuwa MVNO-ga ah ay u hoggaansamaan tilmaamaha farsamo iyo xadidaadda dhaqdhaqaaqa Bangiga Dhexe iyo go’aanada Guddiga Sare ee NAMLC.”Shirkadaha Isgaarsiinta waxaa la farayaa inay diiwaangeliyaan Lafaha (SIMCARDs)-ka macamiisha, iyada oo macaamiisha cusub laga qaadayo ugu yaraan sawir iyo faraha, halka kuwii horay u qaatay na Sim-kaarada dib loogu diiwaangaliyo muddo aan ka badnayn 90 maalmood, Si waafaqsan Qod. 5-aad ee Sharciga Ka-hortaga Lacag- dhaqidda iyo Maalgalinta Argagixisada iyo Qod. 66 ee Sharciga Isgaarsiinta Qaranka” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Hay’adda Isgaarsiinta SoomaaliyaGabagabadii Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa ugu baaqday waxay Shirkadaha Isgaarsiinta dalka iney u hoggaansamaan dhammaan go’aanada Guddiga Qaran ee ka hortagga Lacag dhaqidda iyo la dagaalanka maalgelinta Argagixisada iyo la shaqeynta hay’adaha kala duwan ee dowladda Soomaaliya.

NOGOBNEWS

Guddoomiyaha guddiga doorashada dadban iyo ku xigeenkiisa oo la doortay
Muqdisho (Nogob News) 04/07/2021

Waxaa goordhaw si rasmi ah usoo gabagaboowday doorashada guddoomiyaha cusub ee guddiga doorashooyinka dadban ee dalka Soomaaliya oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho.

Maxamed Xasan Cirro ayaa noqday guddoomiyaha cusub ee guddiga doorashooyinka dadban ee dalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha la doortay ayaa ku guuleystay wareegii labaad isagoona helay codad gaaraya 14 cod, iyadoo Liibaan Maxamed Xasan oo la tartamayayna uu helay ilaa 10 cod.

Waxaa sidoo kale Doorashadii gudoomiye ku xigeenka Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federal ku guulaystay Qareen Mawliid Mataan Salaad oo isna horay u ahaa guddoomiye ku xigeenkii guddiga doorashada ee lagu murunsanaa.

Guddoomiyaha doorashada ku guuleystay Maxamed Xasan cirro iyo gudoomiye ku xigeenkiisa Mawliid Mataan Salaad ayaa horay labdooduba u ahaa guddoomiyahii iyo ku xigeenkiisii guddigii lagu murunsanaa ee doorashoyinka dalka, waxayna markale dib u noqdeen gudoomiye iyo ku xigeenkiisa kadib tartan doorasho oo aay ku guuleysteen, waxaana lagu wadaa in si toos ah maalmaha soo socdo loo guda galo arrimaha doorashoyinka dalka.

Beesha Caalamka oo war kasoo saartay heshiiskii aay gaareen Madaxda Soomaalida
Muqdisho (Nogob News) 28/05/2021

Beesha Caalamka ayaa si weyn usoo dhaweysay heshiiskii kasoo baxay shirkii wadatashiga arrimaha doorashooyibka dalka Soomaaliya ee u dhaxeeyay madaxda Fedaraalka, kuwa dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir.

Waxay saaxiibada Beesha Caalamka aad u bogaadiyeen Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ahaa hoggaamiyaha shirkii u dhaxeyay dowlada Fedaraalka, dowlad goboleedtada dalka iyo gobolka Banaadir.

Qoraalka kasoo baxay Beesha Caalamka ayaa sidoo kale loogu mahadceliyay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo isaga lahaa baaqa shirkan in la qabto si heshiis rasmi ah looga gaaro hanaanka doorashada dalka loona dhameystiro heshiiskii 17-kii September.

Saaxiibada Soomaaliya ayaa sidoo kale ugu baaqay dhamaan saamileyda Siyaasadda iney deg deg uga qeyb qaataan sidii doorasho loo dhan yahay oo daahfuran dalka uga dhici laheyd.

“Saaxiibadda Beesha Caalamka waxay diyaar u yihiin inay madaxda Soomaaliya ku taageeraan hirgelinta heshiiskan taariikhiga ah”ayaa lagu yiri qoraalka Beesha Caalamka kasoo baxay.

Golaha midowga musharrixiinta oo raysal wasaare Rooble ku eedeeyay inuu ka leexday dhex dhexaadnimadiisa
Muqdisho (Nogob News) 16/05/20021

Golaha midowga musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin in raysal wasaaruhu uu u muuqdo mid ka weecanaya mowqifkiisa dhexdhexaadnimo.

Golaha musharraxiinta waxay sheegeen in raysal wasaaraha uu culays kaga yimid bannaanka, taasoo fadhiid ka dhigtay geeddi socodka doorashooyinka loo madlan yahay.

Golaha Musharraxiinta waxay ku boorriyeen raysal wasaare Rooble inuu muujiyo madax banaanidiisa, joojiyana safarada dibada ee aan loo baahnayn.

Waxay ku baaqeen in si dhakhso leh loo  bilaabo hawsha ku wajahan hannaan doorasho oo hufan oo ay raali ka wada yihiin dhammaan shacabka.

DAAWO Madaxweyne Farmaajo Kulan la yeeshay Ardey Soomaaliyeed
Uganda (Nogob News) 14/05/2021

Ra’iisal Wasaare Rooble oo u dhoofay dalka Jabuuti
Muqdisho (Nogob News) 14/05/2021

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo wafdi uu horkacayo ayaa u dhoofay dalka Jabuuti.

Wafdiga Ra’iisal Wasaaraha ayaa lagu waddaa in ay ka qeybgalaan munaasabada caleemo saarka madaxweynaha markii shanaad ee la doortay ee dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle.

Jabuuti ayaa saaxiib dhaw la ah Soomaaliya, dhinaca kalana waxaa ay qeyb ka tahay howlgalka nabad-ilaalinta ee Soomaaliya AMISOM,

Caleemo saarka madaxweynaha dalka Jabuuti ayaa sidoo kale waxaa ka soo qeybgalaya madax badan oo ka socta qaarradda